Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In Ganacsatadda Waawayni Bixin Cashuurta + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa markii ugu horeysay sheegay in ganacsatada waa weyn ee dalku aaney  bixinin cashuurta

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com