Xukuumada Muuse Biixi Sheegtay Inay Iyadu Dalka Keeni Doonta Shidaalka Dalka Soo Gala + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Wasiirka Ganacsiga Somaliland ayaa waxaa uu maanta markii ugu horeysay uu shaaciyey in xukuumada  madaxweyne Biixi ay dalka iyadu keeni doonto dhamaan shidaalka dalka soo gala , kaas oo tayadiisu ka fiican tahay  shidaalka hada ay ganacsatadu keento

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com