Xogahayaha Waddani Oo Daaha Ka Feyday Ceebaha Xukuumada Muuse Biixi ..” Somaliland Waxay Qarka U Saaran Tahay ….” + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani Md Khadar ayaa waxaa uu  mid mid isku dul  dhaliilo ay leedahay xukuumada Muuse Biixi , taas oo uu sheegay in ay

Sidoo kale Xoghayaha Waddani ayaa sheegay in siyaasadii arimaha dibada iyo arimaha gudaha ee xukuumada Muuse ay tahay mid fashilantey Somaliland –na qarka u saarantey inay xaafad xaafad u kala googodo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com