Xisbiyada UCID IYO KULMIYE Oo Ka Hadley Warqada Muddo Kordhinta Ee Loo Gudbiyey Guurtida + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Xisbiyada UCID iyo KULMIYE ayaa waxaa ay ka hadleen warqad muddo kordhin ah  ee madaxweyne biixi u gudbiyey golaha guurtida Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com