Xisbiga Waddani Oo Mareeyaha Haaya’dda Duulista Somaliland Ku Eedeyey Qabyaalad Iyo Sharci Jabin Uu Sameeyey + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Xoghayaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Yoonis Axmed Yoonis  ayaa waxaa uu mareeyaha Haaya’dda Duulista Somaliland ku eedeyey in  sifo sharci daro ah ku bixiyey Parking Cusub oo loo sameynaayo madaarka diyaaradaha Hargeysa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com