“Xisbiga Wadani Waxaan leeyahay Arimaha Dumarku Meel Mucaaradada Laga Dayo Maaha..” Agaasime Ilka Case + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Agaasimaha wasaarada shaqada iyo arimah bulshada Somaliland Maxamed Ilkacase ayaa waxaa uu ka jawaabey hadalo shalay ka soo yeedhay xoghayaha xisbiga Waddani  , waxaana uu Agaasime ilkacase uu sheegay in arimaha haweeenku aaney aheyn arimo mucaarid nimo laga dhex dey dayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com