Xisbiga UCID Oo Shaaca Ka Qaaday Cida Kootada Loogu Xidhayo Korontada Dalka + [ Muuqaal ]




Borama (Ilays-News):- Md Cabdinasir Buuni gudoomiye ku xigeenka xisbiga UCID  oo warbaahinta la Hadley ayaa waxaa uu carabka ku dhuftey wiil uu sheegay in la doonaayo in kooto loogu xidho korontada Somaliland , isla markaana isaga oo ka faa,ideysana awoodo gaar ah uu heshiiyo la soo galay shirkado gaar ah .

Md Buuni si rasmi ah umuu shaacin magaca wiil-kaas  uu sheegay in korontada Somaliland Kooto loogu xidhaayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Borama Desk

Ilaysnews01@Gmail.com