Xisbiga UCID Oo Guddi U Magacaabaya Shirkii Talo Qaran Ee Xisbiyada Mucaaridku Ku Dhawaaqeen + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in uu sida ugu dhakhsaha badan u magacabi doono  guddi u shirkii talo qaran ee dhawaan xisbiyada mucaaridka Somaliland ay ku dhawaaqeen