Xisbiga UCID Oo Ceeb Iyo Fadeexad Qaran Ku Tilmaamay Arimo Ay Shalay Sameysay Xukuumada Madaxweyne Biixi + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Xoghayaha warfaafinta xisbiga UCID Yuusuf Kayse Cabdilaahi ayaa waxaa uu si adag uga Hadley khilaaf soo kala dhex galay waaxda Garsoorka iyo ciidamada Booliska Gobalka Saraar

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com