Xisbiga Kulmiye Oo Walaac Ka Muujiyey Inay Doorashadu Wakhtigeedii Dhaco + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa  waxaa uu walaac ka muujiyey inay doorashada wakiilada iyo  golaha deeganku wakhtigoodii dhacaan .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan