Xisbiga Kulmiye Oo Maanta Bilaabay Qeybinta Kaadhadhkii Golaha Dhexe + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Xarunta dhexe ee xisbiga Kulmiye waxaa maanta si rasmi ah looga bilaabay qeybinta kaadhaadhkii shirka golaha dhexe oo dhawaan Borama ka dhici doona .

Halkan Hoose  Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa  Office

Ilaysnews01@Gmail.com