Xildhibaan Reer Sool Oo Si Adag Uga Hadlay Qodabadi Jigjiga Kaso Baxay Ee Nabadeyta Beelaha Konfurta Sool + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Xildhibaan Maxamed Jaamac oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland kana soo jeeda gobalka Sool ayaa waxa uu ka Hadley qodobadii ka soo baxay shirkii nabadeynta ee Jig jiga ee lagu heshiinayey beelihiii dhawaan isku dilay konfurta gobalka Sool

Xildhibaanka ayaa qodobadaasi si  diiran u soo dhaweeyey isla markaana ugu baaqay inay labada dhinac ba fuliyaan waxii lagu xukumay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com