Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ku Hanjabey Inuu Iscasilaayo Iyo Sababta + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Xildhibaan Siciid Maxamed Siraad oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doortey gobalka Sool ayaa  waxaa uu ku hanjabey in uu xilka xildhibaan nimo iska casili doono hadii Distoor-ka Somaliland si dhakhso ah loo furi waayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com