Xeer Ilaalinta Somaliland Oo Ka Hadashey Dacwado Lagu Soo Oogey Telefishanada SAAB Iyo STAR + Muuqaal




Hargeysa (Ilays-News):- Madaxa xeer ilaalinta Somaliland ee gobalka Maroodi-jee Mawliid  Cabdi Muuse ayaa waxaa uu si rasmi ah u xaqiijiyey in dacwad ay wasaarada warfaafinta Somaliland ka soo gudbisay telefishanada STAR T  iyo SAAB TV

Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in dacwadaas ay u sii gudbiyeen haaya’daha shaqada ku leh ee waaxda danbi baadhista natiijaduna ay dhawaan soo bixi doonto

Halkan Hoose Ka  Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa  Office

Ilaysnews01@Gmail.com