Wasiirka Isgaadhsiinta Oo Hor Tagay Baarlamaanka S/Land Iyo War Bixin Uu Ka Siiyey Qalab Ay Soo Iibsadeen + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland oo maanta hor tagay golaha wakiilada Somaliland  isla markaana waxaa uu war bixin ka siiyey qalab ay wasaaradiisu soo iibsatey taas oo lagula socon doono telefoonada ay diraan dadka isticmaalaya shirkadaha isgaadhsiintu

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office