Wasiirka Gadiidka Somaliland Oo Amaro Cusub Soo Saarey + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- wasiirka Wasaarada Gadiidka Somaliland  ayaa waxaa uu soo saarey wareegto cusub oo uu ku  mamnuucaayo in dekada Berbera laga soo dejiyo baabuurta dhinaca bidix ku leh  albaabka ay bulshadu ka degto

Sidoo kale  wareegtada wasiirka ayaa waxaa lagu joojiyey in aaney dalka soo gali Karin baabuurta aan heysanin warqada dal ku galka ama sumada baabuurta Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com