Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Soo Afjaray Dacwadii U Dhaxaysay Sheekh Abdirahman Dheere Iyo Garyaqaan Guuleed Dafac + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Sh Khaliil Cabdilaahi Axmed wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa waxaa uu maanta warbaahinta u shaaciyey in uu dhameeyey dacwad u dhaxeysay Sh Cabdiraxmaan Dheere iyo Garyaqaan Guuleed Dafac

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com