Wasiirka Biyaha Oo Shaqadii Ka Joojiyey Agaasimihii Guud Ee Wasaaradaasi + [ Sababta ]




Hargeysa (Ilays-News):- Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland Md Saleeban Yuusuf Cali Koore ayaa warqad uu ku saxeexan yahay oo soo baxday waxaa uu shaqadii kaga joojiyey agaasimihii guud ee wasaaradaasi