Wasiirka Beeraha Somaliland oo Shaaciyey In Dalka Laga Joojiyey Siidhka Laga Keeno Dibadda + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Wasiirka Beeraha Somaliland  Axmed Muumin Seed ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in guud ahaan dalka laga joojiyey Siidhkii dalag-yada kala duwan ee dalka dibada uga iman jiray

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com