Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Abaal Marino Gudoonsiiyey Qaar Ka Mid Ah Shaqaalihiisa + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Wasiirka beeraha Somaliland Md Axmed Muumin Seed ayaa waxaa uu maanta abaal marino gudoonsiiyey qaar ka mid ah shaqaalaha wasaarada oo lagu qiimeeyey shaqo  wanaag sanadkii dhamaadey ee 2018 kii

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com