Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Gaadhey Dalka Jabuuti Iyo Ujeedkiisa + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo maalmihii ugu danbeeyey ku maqnaa dalka Kenya ayaa maanta gaadhey dalka  Jabuuti isaga oo kulamo la yeelan doona madaxda sare ee dalkaasi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan