Wasiir Sacad Uu Musuq Maasuqii Ugu Cuslaa Lagu Eedeyey + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- XIldhibaan Xoog oo ka tirsan Mudanaayasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu musuq maasuq culus ku eedeyey wasiirka Maaliyada Somaliland waxaana uu madaxweyne Biixi ugu baaqay in uu Hanti dhawrka galiyo wasiirkaas

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnws01@Gmail.com