” Wasiir Hinda Gaani Shaqadeedii Ayaa Lagu Aamini Waayey ..” Xisbiga Waddani + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada ee xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq Dhame ayaa waxaa uu dhalinyarada reer Somaliland  ka raali galiyey hadalo dhawaan ka soo yeedhay wasiirka shaqada iyoa arimaha bulshada .

Gudoomiye Dhamme ayaa sheegay in Wasiir Hinda Gaani shaqadii ay qaranka u haysay qeyb ka mid ah lagu aamini waayey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com