Wasaaradda Gadiidka S/Land Maxay Ka Tidhi In Khilaaf Soo Dhexgalay Wasaaradda Maaliyadda + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Wasaarada Gadiidka Somaliland  ayaa waxaa ay ka hadashey wararka sheegaya in uu jiro khilaaf soo kala dhex galay iyaga iyo wasaarada maaliyada oo ku saabsan bixinta sumada cusub ee gadiidka .

Wasaarada gadiidka ayaa meesha ka saartey wararka sheegaya in  uu khilaafkaasi jiro .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com