Wasaarada Ciyaaraha Oo Si Kulul Uga Jawaabtey Eedeymo Shalay Xisbiga Waddani Uga Yimid + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha ee Wasaarada ciyaraha Somaliland Md Nuux ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey eedeymo shalay wasaaradooda uga yimid xisbiga Waddani

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com