” Waddanka Been Lagu Wadi Maayo… ” Siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge ayaa waxaa uu si adag uga Hadley marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martey jidkii shalay la dhagax dhigay ee Berbera Corridor isla markaana waxaa uu su,aalo badan  bulshada ka weydiiyey wadadaasi

Siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge ayaa waxaa uu sheegay in niman siyaasiyiin ah oo shacabka iyo ilaahay ba aan ka xishooneen ay bulshada reer Somaliland been u sheegayan wakhti walba

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com