Ururka SOLJA Oo War Kasoo Saaray Dacwadda Laga Gudbiyey Telefishanadda Saab Iyo Star + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Somaliland Ee SOLJA Md Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto ayaa waxaa uu ka  hadley dacwad uu wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ka gudbiyey telefishanada SAAB  TV Iyo STAR TV

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com