Ujeedka Wafti  Uu Hogaaminaayo Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Saaka Dalka Jabuuti  U Dhoofay + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo wasiirka cadaalada Somaliland isla markaana ay ka mid  yahiin 11 qof oo ka tirsan ciidanka Asluubta Somaliland ayaa saaka u dhoofay dalka Jabuuti

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office