Toos U Daawo :- Dabaal Dega Xuska 18 May Iyo Gaardiska Ciidamada




Guud ahaanba waxaa maanta gobalada iyo degmooyinka dalka si weyn looga Dabaal Degaaya Xuska 18 May waxaana gaardis ki maraya ciidamada dalka

Halkan Hoose Toos Uga Daawo Muuqaalka Dabaal Dega