Somaliya Oo Shaacisay Cida Dalbatey Kulankii Madaxweyne Biixi Iyo Wasiirada Farmaajo + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News) :- Wasiirka arimaha dibada dalka Somaliya AMB Axmed Ciise Cawd oo wareysi siiyey Idaacada VOA ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulan  ay dalka sucuudiga ku  yeesheen  Madaxweynaha Somaliland iyo wasiiro dawlada Somaliya ka tirsan  iyo waliba cida dalbatey kulankaas

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com