Somaliland : Xukuumada Oo Xabsiga Dhigtay Abwaan Caan Ah .




Hargeysa (Ilays-News):- Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay maanta xabsiga dhigtay Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo ka mid ah abwaanada reer Somaliland

Abwaanka ayaa habeenkii xalay aheyd soo bandhigay maansooyin uu xukuumada ku dhaliilaayo .

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com