SOMALILAND: Wasaaradda Cadaaladda Oo War-Murtiyadeed Ka Soo Saartay Garsoorayaal Laysku Badalay.




Wasaaradda Cadaaladda Somaliland ayaa faah faahin ka bixisay Garsoorayaal laysku badalay. Qoraalkaas Oo nuqul kamid ahi soo gaadhay Shabakada wararka ee Somalilandtoday ayaa u dhignaa sidan.