Hargeysa (Ilays-News):- Somaliland ayaa ku dhawaaqdey inay joojin doonta shaqaaleysiinta dadka aan soo marin barnaamijka shaqo qaran ee ay dhawaan dalka ka bilowey xukuumada Muuse Biixi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan
Ilaysnews/Hargeysa Office