Somaliland Oo Fariin U Dirtay Musharaxiinta Puntland Ee Ku Olaleynaya Soo Celinta Gobalada Sool Iyo Sanaag + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Wasiirka wasarada  biyaha Somaliland Md Saleeban Yuusuf Cali Koore ayaa waxa auu fariimo adag hawda u mariyey musharaxiinta madaxweyne ee Puntland u tartameysa ee ku olaleya soo celint gobalka Sool iyo Sanaag

Wasiir Koore ayaa si cad u sheegay In Puntland aaney qabsan Karin Sool iyo Sanaag ba oo Somaliland awood ciidan oo ku filan ay leedahay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com