Somaliland Ma Ka Dhici Kartaa Doorasho Laba Xisbi Ah ? Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Ka Hadley + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Garyaqaan Guuleed Axmed Dafac ayaa waxaa uu ka Hadley inay dalka ka dhici karto doorasho laba xisbi oo kali ah , waxaana uu sheegay in aaney jirin sharci arintaasi diidaya

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com