“ Somaliland Hadey Ku Bur Bureyso Riyo Raac Iscasili Maayo Ee Sanka Ayaa Idiin Daloola ..” Boqor Buurmadow + [ Muuqal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa si rasmi ah u sheegay in aanay aqbalayn in Cabdirashiid Rayo-raac wax gorgortan ah laga galo xubinta komishanka ee loo ansaxiyay, waxaanu ku dhaliilay gudoomiyayaasha mucaaradka inay beelahooda soo xuleen isla markaana ninkan muranku ka taagan yahay ay ku diidan yihiin beeshiisa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com