“Somaliland Faa’ido Uguma Jirto Salidhiga Imaraadka…” Xildhibaan Siciid Cartan + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Xildhibaan Siciid Cartan oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa   uu cadeeyey  in saldhiga imaaraadku ka hir galinaayo magaalada Berber aaney Somaliland wax faa,ido ahi ugu jirin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com