Somaliland : Dawlad Ay Xilalkii Ugu Cuslaa Loo Magacaabey Masuulyiin Isku Hal Beel Ka Soo Jeeda + [ Akhriso ]




Markii Ugu Horeysay Taariikh-da Somaliland waxaa isku hal beel noqdey masuulyiin sar sare oo xilal ka haya xukuumada  talada dalka haysa , sidoo kale-na ay isku hal beel noqdaan madaxweynaha iyo wasiirka maaliyadu  .

Xukuumadan uu madaxweyne Muuse Biixi madaxweynaha ka noqdey waxaa isku beel kaliyaata noqdey masuulyiintii ugu  badneyd uguna miisaanka cusleyd , kuwaas oo ku magacaaban digreetada madaxweyne Biixi iyo Digreeda madaxweynihii ka horeeyey oo aanu xilka ka qaadin , waxaana  masuulyiintaas ka mid ah

  1. Madaxweynaha Somaliland
  2. Wasiirka Maaliyada Somaliland
  3. Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland
  4. Taliyaha Ciidanka Dabdamiska Somaliland
  5. Wasiirka Warfaafinta Somaliland
  6. Wasiirka Gadiidka Somaliland
  7. Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland
  8. Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Dalka
  9. Garyaqaanka Guud Ee Dalka
  10. Hanti Dhawraha Guud ee Somaliland
  11. Mareeyaha Dekada Berbera