Siyaasi Aadan Dhoolayare Oo Xun U Karbaashey Cabdicasiis Samaale “ Samaale Diinta Uu Yaqaan Qalbiga Ma Gaadhsiisana .” + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare oo ka mid ah xisbiga Waddani ayaa waxaa uu eedeymo culus u jeediyey wasiirkii hore ee maaliyada Somaliland Cabdicasiis Samaale oo dhawaan eedeymo u jeediyey xisbiga Waddani

Siyaasi Dhoolayare  ayaa sheegay in Samaale wakhtigii uu wasiirka maaliyada ahaa uu hantidii umada  u isticmaali jiray sidii tukaan u leeyahay isla markaana waxaa uu ku sifeeyey Samaale masuul diinta uu yaqaano aaney aheyn mid qalbiga gaadhsiisan balse  uu gacanta uun ku sito

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com