Shirkada Sagaljet Oo Abaalmarino Gudoonsiisay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa Sanadkii 2018 + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Shirkada  Daabacaadaha Casriga ah ee Sagal-jet ayaa waxaa ay habeenkii xalay aheyd ay abaal marino gudoonsiiyeen shaqaalihii shirkadaas ee ugu wanaagsanaa sanadkii dhamaadey ee 2018

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilysnews01@Gmail.com