Shirkada Sagal Jet Oo Abaal Marin Gudoonsiisay Shaqaalaheeda




Shirkada Dabacada Casriga Ah Ee SAGAL JET  oo 12 sanno Jirsatey ayaa magaalada Hargeysa waxaa ay ku qabsadey munaasibad ay abaal marin ku gudoonsiineysay Shaqaalaheeda ugu wanaagsanaa sanadkii dhamaadey ee 2018