” Shirarka Masiiriga Ah Markaanu Galeyno Kulmiye Waxuu Noo Soo Diraa Masuulyiin Aaney Talo Ka Go,In ..” Xisbiga UCID + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Gudoomiye ku xigeenka xisbiga UCID oo maanta warbaahinta la Hadley waxaa uu sheegay in wakhtiga ay xisbiyada qaranku ay galayaan shirarka masiiriga ah uu xisbiga Kulmiye u soo dirsado  masuulyiin aaney talo ka go,in

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan