Shir Sanadeedka Garsoorka Dalka Somaliya Oo Maanta Moqdisho Ka Furmay + [ Sawiro ]




Moqdisho (Ilays-News):- Waxa maanta si rasmi ah  magaalada Moqdisho ee caasimada Somaliya uga furmay  Shir Sannadeedka Garsoorka Dalka oo muddo 30 sannadood ah markii labaad lagu qabtay magaalada Muqdisho.