“ Sharciga Ayaanu La Tiigsan Doona Xirsi ..” AMB Baashe Cawil + [ Muuqal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Imaraadka AMb Baashe Cawil isla markaana uu sodog u yahay Ex Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu ka Buuga uu dhawaan Qoray Hogaamiye Xirsi oo qeyb ka mid ah ku qoron tahay in Madaxweyne Siilanyo xasuustiisu soo saaraaneysay

AMB Baashe Cawil waxaa uu sheegay in arinta bugaasi ku qoran ay tahay been cad isla markaana ay Cadeynteedii Xirsi uga fadhiyaan isla markaana ay maxkamada la tiigsan doonana

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan