“ Sharci Ahaan Wax Khaldan Buuga Xirsi Kuma Qorna , Caafimadka Siilanyo-na ….” Garyaqaan Guuleed Dafac + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Sharci Yaqaan Guuleed Dafac ayaa waxaa uu ka Hadley buuga uu qoray  hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ee Miiga Ilaa Madaxtooyada .

Garyaqaan Guuleed Dafac ayaa sheegay in sharci ahaan wax khaldan oo danbi ahi aanu ku qorneen buuga uu Xirsi Qoray  isla markaana arintan xaalada caafimad ee madaxweynaha wax ka sheegay saana aaney aheyn wax cusub oo bulshada Somaliland oo dhami hore iskaga wada ogeyd waa sida uu hadalka u dhigaye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office