Sh Saleeban Oo Xil Looga Magacaabey Xisbiga Waddani + [ Muuqaal ]




Hargrysa (Ilays-News):- Sh Saleeban Siciid Cali Maareeyihii hore ee Haamaha Shidaalka Berbera ayaa waxaa uu shaaciyey in loo magacaabey Gudoomiyaha xisbiga Waddani Ee Gobalka Saaxil

Halkan Hoose Ka  Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com