Sh Saleebaankii Haamaha Oo Ka Hadley Lacagta deynta Xukuumadii Siilanyo Wareejisay + [ Muuqaal ]




Hargeya (Ilays-News):- Sh Saleeban Siciid Cali Mareeyihii hore ee hamaha keydka Shidaalka Berbera ayaa waxaa uu si adag u beeniyey in wax deyn ah  oo 80 Milyan oo dollar  ay xukuumadii Siilanyo wareejisay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com