Hargeysa (Ilays-News):- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo uu wareysi ka qaadey Wariyaha Telefishanka Universal Tv Cabdisalaan Ibraahim Hereri ayaa waxaa weydiyey su,aal ku saabsan inuu u sharaxan yahay madaxweyne nimada Somaliland maadama oo uu in badan uu ahaa madaxweyne ku xigeen
Saylici ayaa sheegay inuu xilkaas u sharaxan yahay isla markaana cid maanta kaga xaq lehi aaney jirin
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Ilaysnews/Hargeysa Office
Ilaysnews01@Gmail.com