Saladiinta Iyo Guddida Garxajis Oo Aqbalay Shirkii Burco “ Wuu Qabsoomayaa Shirka Habarjeclo Ku Dhawaaqdey “ + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Guddida iyo saladiinta Musdambeedka ah ee Beesha Garxajis ayaa waxaa ay aqbaleen shir  ama gogol ay dhigeen madax dhaqameedka Beesha Habar Jeclo oo dhawaan Burco ka dhici doona

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com