Salaadiin Iyo Cuqaal Sheegay Inuu Madaxweyne Muuse Biixi Dhul Xoog Kaga Qaadey + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Saladiin iyo Cuqaal ka soo jeeda beesha  madaxweyne Muuse Biixi  ayaa waxaa ay sheegen in madaxweynaha Somaliland uu dhul ay leeyihiin uu xoog kaga qaadey isla markaana uu ka dhigaayo madaxtooyo taas oo ay sheegen in aaney marnaba aqbali doonin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com